Roob xoogan oo xalay ka da’ay Muqdisho oo sababay geerida dad badan (Daawo Sawirada)

Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka da’ay roob xoogan oo ku diirsadeen dad iyo duunyo, roobkan ayaa sidoo kale watay waxyeelo soo gaartay dad badan oo u badnaa kuwa danyar ah . Roobka xalay ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa sababay in uu soo dumo guri qadiimi ah oo kuyaala xaafada Ceel Qalow ee degmada Wadajir, waxaana … Continue reading Roob xoogan oo xalay ka da’ay Muqdisho oo sababay geerida dad badan (Daawo Sawirada)